Posts

Showing posts from June, 2020

Kabtan SACIID MAXAMED DUCAALE XOOGSADE

Image
Kabtan SACIID  MAXAMED DUCAALE XOOGSADE Halyeeygii Xulka Qaranka Soomaaliya , laacibkii kooxdii Horseed  ciyaaryahankii ugu fiicnaa ee soomara taariikhda Kubadda Cagta Soomaaliya iyo midkamida ciyaryahanadii ugu fiicnaa ee Qaaradda Afrika allaahyarxam . April 2020  ayuu ku geeriyooday magaalada Cadan ee Dalka Yaman oo ah magaaladii uuku dhashay kana soobilaabay kubadda cagta. Wuxuu ku guuleestay ciyaaryahanka ugu fiican ee Afrika Wuxuu ahaa ciyaaryahanka kaliya ee 1mar xitaa hadduu banooniga lugta lahelo ay suurtagal tahay in uu gool noqdo , marka uu roob da’o garoonka dhiiqo noqdo wuxuu ahaa ciyaaryahanka kaliya labiskiisa uusan wasaqoobi jirin xirfad iyo farsamo meeshuu kagaaray dhulkaba ma dhici jirin. Wuxuu kale uu u ciyaari jiray Kooxda Xuseyni ee cadan , Aljazira Imaaraadka iyo Zamalik Masar .