Posts

Showing posts from March, 2017

FARIIN KUSOCOTA SOMALIDA KENYA

Image
ASALAAM Calykum Waraxmah!. Marka hore alla aya mahad usugnaatay, allahi nasiiyey nimcada islaamka o ah nimcooyinka ugu waaween e alle u bixiyo, waxay naxariis iyo nabad galyo u sugnaatay Nabigeena Mohamed S.A.W. Kahor fariinteyda kusocoto dhamaan muslimiinta kenyanka ah gaar ahaan Somalida, Waxaa igu dhaliyey in aan wax kaqoro arin aan aad uga yaabay o an kanaxay runtii, subxanallah, arintas oo ah in nin christan ah isku dayayo muslimiinta kenyanka ah in uu kabxasho diintooda islaamka ah muqadaska ah, waxa u siiya lacag, muuqaalo ayu magalada kadaraa asigo kudhiiri galinaya in ay qaattaan christanimada. Wa nin mareekan ah, waxa uu dadaal dheer ugu jiraa sida u u faafinlaha christanka guud ahaan qaarada africa gaar ahaan waxa u dhawanahaan joogay dalka kenya o uu dad fara badan ku duufsaday waxa uu u balan qaada lacago fara badan, inta imaankooda liito si fudud ayey ku racaan ayago fiirineen masiirkooda aakhiro iyo aduunyaba. waxa idinkaga muuqda sawirdaas aad ar

Qormo: Kudalxiis dalkaaga!!!

Image
Is-goyska KM Zero fogaan dhanka waqooyi bari ka xigta waxaa ku taalla xeebta Liido ee degmada Abdil-aziz. Waxaana saacad kasta ku socdaala boqollaal dhalinta caasimadda ah oo kusii jeeda xeebta. Waxaan koox dhalinyara o an kujiray u aadnay damaashaad in aan kuso dalxiisno xiibta kuna so dabaalano. Durdurka dhalinta xeebta timaadda awgeed, waxaa jira gaadiid shacab oo si gaar ah usoo aada dhankeeda. Qof kasta oo halkan yimaada wuxuu ku qaata waqti dheer kahor intaanu haakah ka dhihin. Xeebta Liido waa mid aad u ballaaran. Waxay dhabarka ku heysaa dekaddii hore ee Duqda. Waxaana hareeraha kaga yaalla xarumo kala duwan oo laga helo cunnooyin fudud iyo fadhi. Dad badan oo dalka iyo dibaddiisa ku nool ayaa jecleysta inay yimaadaan halkan. Kuwo ayaase riyadooda run ku af-meera. Waxay ugu danbeyn naftooda ka helaan iyaga oo dhex-taagan xeebta Liido. Waana mid kamid ah ujeeddo ay Muqdisho ugu soo hiloobaan. Waxaa jira sababo badan oo bulshada Muqdisho ay usoo abaaraan xeebta Liido

Hadda same website si bilaasha ah!

Image
Haddi aad layaabantahay sida loosameyo blog ama website,  nasiib ayaad leedahay sababto ah waaba waxa aan hadda kutusidoono o markaad aqriso kadib aad sameenkarto blog si bilaash mana u baahnid in aad iibsato Domain name, waxay u baahantahay 20 daqiiqo o kaliya mana u baahnid in aad wax kataqaano naqshadaha ama farxshaxanka website sameenta (HTML coding or graphic designing ) safarkaas ayaan bilabaya e indhaha kuhaay laakin marka hore maxaa uga baahantahay blog?  in aad noqoto qof wax fahmi kara:   in aad blog leedahay waxay kaacawinesa in aad u fakirto si wanagsan si aad isbadal uga sameeso ganacsigaaga, waxbarashadada iyo wax walba aad u adeegsato bloga in codkaaga lamaqlo:  way dhamatay xiliyadii dadka madaxda ama dadka lacagta leh ama dadka caanka hawada qabsan jireen, wa waqtigaaga, waxaad niyada kuhaysa wax walba oo aad kuqorto bloga in u kamid yahay keedka Googl-aha ama si fudud lagu so heli karo, fursadna siinaya aqristayashada aduunyada meel walba ay kajoogaan caalamk