Hadda same website si bilaasha ah!

Haddi aad layaabantahay sida loosameyo blog ama website,  nasiib ayaad leedahay sababto ah waaba waxa aan hadda kutusidoono o markaad aqriso kadib aad sameenkarto blog si bilaash mana u baahnid in aad iibsato Domain name,

waxay u baahantahay 20 daqiiqo o kaliya mana u baahnid in aad wax kataqaano naqshadaha ama farxshaxanka website sameenta (HTML coding or graphic designing )

safarkaas ayaan bilabaya e indhaha kuhaay laakin marka hore maxaa uga baahantahay blog?


  1.  in aad noqoto qof wax fahmi kara:  in aad blog leedahay waxay kaacawinesa in aad u fakirto si wanagsan si aad isbadal uga sameeso ganacsigaaga, waxbarashadada iyo wax walba aad u adeegsato bloga
  2. in codkaaga lamaqlo:  way dhamatay xiliyadii dadka madaxda ama dadka lacagta leh ama dadka caanka hawada qabsan jireen, wa waqtigaaga, waxaad niyada kuhaysa wax walba oo aad kuqorto bloga in u kamid yahay keedka Googl-aha ama si fudud lagu so heli karo, fursadna siinaya aqristayashada aduunyada meel walba ay kajoogaan caalamka
  3. In aad lacag kasameeso: waan ogahay waad layabesa laakin rumee waa rune!, waxa jiro wax ladhaho Google adsence o kuusahlaya in aad lacag kahesho websitekaaga, waxa jiro websiteyo badan o kuusahlaya in aad samesato website si bilaash ah laakin kama sameenkartid lacag website yadas, laakin kan  ugu wanaagsan inta free lagu samesto wa blogpost,  marka waxa jiro qaab loomaro, ani laf ahaanteyda waan codsaday kadib maalinta aan samestay blogan laakin laima prove gareen sababta waxa ay aheed bloggayga waxa u aha naqshad o kaliya (template) wax kuqoran majirin markaas, laakin dib waan kacodsankara, waxa jiro shruudo lagu aqbalo adsence waxa kamid ah in u websitega yahay mid la aqristo, yaan kugu dheerin hadalka haday ku aqbalaan waxay kuso diray product codes o aaad kadhigeeso websitekaga  sida ayaad lacag kuheleesa haddi u aqristi kudhifto qoraalkas ama xayesiintaas,

waxaan bilabena tilaabooyinka hadda:

  1. Gal website ka www.blogger.com marka hore












2. Kudhifo halka ay kuqorantahay Sign in  gali halkas Google account kaaga, hadaadan gmail laheen kudhifo create blog waxa kuso furmidoono waji cusub oo aad isla halkas aad kasameen karto Gmail account raacna tilaaboyinka 

















3. Mesha ay kuqorantahay Display name waxaad kuqorta magaca ay kugu aqoonsan lahaayeen aqristayaashada  kadib create kudhifo
















4.  Marka aad halkas mareso oo aad kuso dhifatay create blog waxa kuso bixidoono wajigan o kale waxaadna kuqoresa magaca u kuso qaban laha websitekaga sida 
















5. waxaad meeshaan kuqoresa qoraalka guud e kor kaso qabandoonno websitekaaga sida ahmedjubba.blogspot.com
















6. Ugu dambeen, halkan wa meesha ugu muhiimsan dooro qaabka u websitekaaga u ekaan laha  waxaadna kudhifata create blog



















Hambalyo, Waad kugeeleesatay in aad sameso blog kuu gooniya waadna bilaabi karta in aad wax kuqorto 

wixi suaal, fakir ama mahadnaq halkan kuso qor qeebta Comment-ga


Mahadsanid

W/Q: Ahmed Jubba





Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

QATAR WAYN OO KU SOO WAJAHAN DHALINYARADEENA SOOMAALIYEED

Wax badan ka ogaaw Beelweeynta mudulood

Abwaan Qaanso, Tix Gabay ah