Posts

Showing posts from October, 2018

First International summit in Somalia #MTS2018

Image
My name is Ahmed Hassan Often people  call  me  Jubba. I'm a student (  Bachelor Degree in IT at SIMAD university), writer and youth activist. I would like to write an article about the international conference of MTS2018 held in Mogadishu  and what it meant to Somali nation and the people. Not too long ago Mogadishu hosted a major international conference for  technology and  entrepreneurship aimed to encourage start-ups working in Somalia.  The three-day event that began Tuesday was organised by iRISE Hub to showcase the work of thousands of  local companies Kudos to you guys.  The Mogadishu Tech Summit is annual gathering that come together  business community, donors, private sector, entrepreneurs and development organizations to make  innovation and technology to promote  a sustainable development as Somalia strives towards technologically stable. The summit brought  together Somali innovators, entrepreneurs, startups, investors and students  to showcase business

Jack Ma - Sheekada cajiibka ah ee aasaasaha Alibaba

Image
Dhamaanteen waxaanu nahay dad mar walba raadiya nolosha dhabta ah si ay u kiciyaan geeddi-socodka fikirkeena si aan u dareeno dhiiranaan joogta ah. Maalin kasta waxaan aragnaa dad badan oo oo nagu cusub, laakin qiimo badan naguma lahan waxaan jecelnahay in aan la hadalno dadka ay tahay in aan lahadalno si ay wax noola wadaagaan. Markaan caruurta ahayn sheekooyinka dhiiri galinta ah aad ayaan u jecleen waxaan ka heli jirnay kalsooni sheekooyinkaas. Daraasaduhu waxay sidoo kale ogaadeen in sheekooyinka cajiibka ah ay saameyn wanaagsan ku yeeshaan maskaxdeena, waxayna naga caawisaa inaan noqonno qof hami sare leh , deeqsinimo leh, iyo hagaajinta muuqaalkeena guud ee nolosha. Sidaa darteed  maanta, waxaan ka sheekeyn doonaa sheeko. Sheeko ku saabsan nolosha nin oo saameyn ku yeeshay dhaqaalaha dunida. Sheekada Jack waa mid  aan ka yareyn sheekadii odaygi qawaarka ahaa ee Robert (111 sano jir). Jack Ma Yun  oo dhashay 15 Oktoobar 1964 waa ganacsade Shiinees ah, maalgashade, iyo deeq-b