Posts

Showing posts from December, 2017

wax ka ogoow Ciyaartooyda ugu aqoonta badan e taariikhda Premier League

Image
Marka aad aragto ciyaartoy sida Mario Balotelli, Joey Barton iyo Serge Aurie oo sameynaya waxyaabo nacas nimo ah  garoonka dhexdiisa iyo banaankaba, waxaad u maleyneysaa in ciyaartoydas kubadda cagta ay dhamaantood yihiin kuwo aan qaan-gaarin oo aan lahayn maskax. Laakiin tani ma aha sidaas. waxaa jira ciyaartoy si fiican u dhaqma oo heesta shahaadooyin calaami ah heerarkiisa kala duwan ay ku diyaariyeen maadooyin kala duwan qaarkood waxa ay ka heestaan heerka shahaado (A+) o ingiriiska adagtahay in lahelo qof heesta. waxaan idin soo gudbin doona 10 ciyaartoy ee ugu aqoonta badan taariikhda Premier League.  10. Iain Dowie - Cilmiga injineernimada ( Degree iyo Master) Dad badan ma yaqanaan, laakiin  waxa uu uso ciyaaray kooxaha Southampton, Crystal Palace iyo West Ham United. waxa u haystaa​ shahaadada jaamacada Hertfordshire. Wuxuu mar kaso shaqeeyey Aerospace-ka england wuxuuna haystaa shahaadada Masters waxa uu ku diyaariyey 'Engineering'. Waxaa la sheegay in 2