Posts

Showing posts from February, 2018

Sheekadi dooliga

Dooli Aya Ku Noolaa Beer Maalin Maalmaha Kamid ah Ayu Arkay Ninka Iskaleh Beerta Oo Sanduuq Kala Soobaxaya Birta Dooliga Loodhigo👀 Dooligi Sidi Wax Waalan inta U Cararay Ayu Beerti Ku Soo Gaaf Wareegay Asigo Ku Qeylinaya: Waawareey War Birta-Dooliga Lagu Qabto Ayeey Keen Sadeen ..Haddeey Noodhamaatay🐁 Intu Qeylada Waday Dooligi Aya Waxa Soobooday Dooro/Digaagad Waxey Tiri: Nagala Kortag Buuqa iyo Sawaxanka Birta Adiga Laguu Diyaarsaday Waana Dhib Adiga Kuu Gooni ehe. 🦃 Dooligi Waxu U Jiheestay Dhanka Wan🐑 Beerta Daaqayay Waxu Kuyiri: War is jira War is jir Ninka Beerta iskaleh Guriga Waxu Keensaday Birta-Dooliga Lagu Qabto. Wanka Inta Dhoolacadeeyay Ayu Kuyiri: Fulay Hadaad Saas Dhan U Cabsaneysid Marka Hore Maad Iska Dhaaftid Tuugnimada, Qofka Birta Loo Keensaday Waa Adige Qeylada Aad Madaxa Nooga Xanuuje Naga dhaaf Waxaana Kugula Talinayaa inaad iska Dhaafto Wax Kudheelka iyo Xarkaha iyo Lacagta aad Jarjareysid. Sidokale Dooligi Wax Soodhoweyn ah Kama Helin Lo'd

Qiso cajiib ah oo ku taaban doonta

Image
      FG: Sawirka kama tarjumayo sheekada Waa Sheeko Saameyn  igu Yeelatay 😢😢😢 Waa wiil dhalin yara ah, Da’diisuna ay tahay 20 Sano jir waxa uu ahaa mid ku Dadaalo Salaadaha gaar ahaan Salaada Subax jamecadeeda, Maalin maalmaha ka mid ah sida uu ahaa Dhaqankiisa waxa uu Guriga ka baxay inta aanan lagaarin Aadaankii Salaada Subax wuxuuna soo aaday Masaajidka, kadib markii uu Tukaday Labadii rakcadood Sunada Masjidka, waxaa uu Bilaabay in uu soo qaato Kitaab Quraan si uu u Aqristo inta laga gaarayo wakhtiga Gelitaanka Salaada, Waa la Aqimay Salaadii, wuu istaagay si uu Kitaabkii meeshii uu ka soo qaaday ugu celiyo, kadibna waxa uu galay Safkii ugu horeeyay si uu iimaankii ugu xirto Salaadii, Iimaankii oo Dadka (Safka) Simaayo iyo Dadkii Salaada u taagnaa ayaa Halmar waxay ka war heleen Wiilkii Dhalinyarada ahaa oo Halmar Istaaga ka dhacay, markii la Fiiriyayna waxa uu ahaa mid Miyir Daboolmay, Isla markiiba waxaa loola soo Cararay Isbitaalka. Dr Khaalid Al’Jubeyri ahna Nin D

Maxaa kala socotaa basaasida/jaajuusida internet-ka uu kugu hayo?

Image