Posts

Showing posts from July, 2017

Abwaan Qaanso, Tix Gabay ah

Image
Wa tix gaaban o u curiyey Abwaan da' yar oo lagu magacaabo Abwan Qaanso, tixdaas o u ugu tala galay Madaxweynihii hore e Somaliya Mudane Xasan Sh. maxamuud. tixdana wa sidaan so socota:- ******************** xidigiisu muu dhicin Xaalkiisa wa nabad wa geesi xeeldheer Xumaan kuma aqaano Waa xaakin la'ogyahay Loona xiisay maantoo La'aantiisa xaajada xariga kama furantoo Allow aasan xawalo galin Anago markale xulan Una dhiiban xaajada. Abwaan Qaanso ********************