Abwaan Qaanso, Tix Gabay ah



Wa tix gaaban o u curiyey Abwaan da' yar oo lagu magacaabo Abwan Qaanso, tixdaas o u ugu tala galay Madaxweynihii hore e Somaliya Mudane Xasan Sh. maxamuud. tixdana wa sidaan so socota:-

********************
xidigiisu muu dhicin
Xaalkiisa wa nabad
wa geesi xeeldheer
Xumaan kuma aqaano
Waa xaakin la'ogyahay
Loona xiisay maantoo
La'aantiisa xaajada
xariga kama furantoo
Allow aasan xawalo galin
Anago markale xulan
Una dhiiban xaajada.


Abwaan Qaanso

********************

Comments

Popular posts from this blog

QATAR WAYN OO KU SOO WAJAHAN DHALINYARADEENA SOOMAALIYEED

Wax badan ka ogaaw Beelweeynta mudulood