Posts

Showing posts from January, 2018

Khadija watson- Safarkeedii islaamka

Image
Khadiija waxay  ka soo jeeda California e dalka mareekanka. waxay aheed macalin hore ee diinka kirishtanka  Waxay heesata shahaada ila masterka cilmiga theology( Cilmi lagu barto muhiimada ay leedahay waxyaaba dabiiciga  ee rabaaniha ah) . Waxa ay ahayd qof aad ugu taba baran faafinta diinta kirishtinka , waxay ka mid aheed adeegayaal Masiixiyiin ah oo toddoba sano faafin ka waday dalka Filibiin. Taasi waxay ahayd lix sano ka hor. Maanta waa Muslim iyo macallin ka tirsan Al-Hamra Foundation  Waxbarashada Islaamiga ee Jeddah. Markii ugu horeysay eey booqatay caruurteeda Maraykanka ayadoo xiran Abaya iyo Hijab  ayay ku qayliyeen, "Oh hooyo, waxa aad  u egtahay sida argagixiso oo kale!"  Khadija weligeed kuma fikirin riyooyinkeeda in ay noqon doonto qof muslim. "Anigu marnba niyadeydu kama helin in an noqon doono Islaam , waxaa nala baray in Islaamku yahay shaydaan iyo jinni!" Maxaa is beddelay? Markii ay bartay taariikhda kaniisadda oo ay bogaatay in fekerka sadde