FARIIN KUSOCOTA SOMALIDA KENYA






ASALAAM Calykum Waraxmah!.
Marka hore alla aya mahad usugnaatay, allahi nasiiyey nimcada islaamka o ah nimcooyinka ugu waaween e alle u bixiyo, waxay naxariis iyo nabad galyo u sugnaatay Nabigeena Mohamed S.A.W.

Kahor fariinteyda kusocoto dhamaan muslimiinta kenyanka ah gaar ahaan Somalida,
Waxaa igu dhaliyey in aan wax kaqoro arin aan aad uga yaabay o an kanaxay runtii, subxanallah, arintas oo ah in nin christan ah isku dayayo muslimiinta kenyanka ah in uu kabxasho diintooda islaamka ah muqadaska ah, waxa u siiya lacag, muuqaalo ayu magalada kadaraa asigo kudhiiri galinaya in ay qaattaan christanimada.

Wa nin mareekan ah, waxa uu dadaal dheer ugu jiraa sida u u faafinlaha christanka
guud ahaan qaarada africa gaar ahaan waxa u dhawanahaan joogay dalka kenya o uu dad fara badan ku duufsaday waxa uu u balan qaada lacago fara badan, inta imaankooda liito si fudud ayey ku racaan ayago fiirineen masiirkooda aakhiro iyo aduunyaba.

waxa idinkaga muuqda sawirdaas aad aragtaan wa gabadh somaaliyeed o gadatay diinteeda, sido kale sawirka kale waxa idinkaga muuqda caruur aad u yaryar o xijaaban sida u postga kuso qoray waxa ay kaimaadeen guryo muslimiin taas o micnaheedu tahay waalidkood wa muslimiin laakin kama warhayaan caruurtooda waxa ay schoolka kusameeya, ma oga in loo meeriyo diinta christanka subxanallah, runti waan kaxumaday markaan arkay qoraalka kuqoran postgas dhamaantiina waad aragtaan runti muslimiinta way hurdayaan waxa loobaahan yahay in aan kacno caruurteena aan badbaadino runti wa xiliga ay noobaahan yihiin 


farinteyda ku socota somalida joogta keenya guud ahaan meel walba ay kajoogaan, hala socdeen carurtooda schoolada ay dhigtaan, markay imadaan gurigana qur aanka iyo diinta wax halaga baro, inta u schoolka aado in u dhiganta wa in uu hela madaraso u diinta islaamka kabarto,

fariintaan waxaan u qoray ilaah dartiis iyo damqasho aan kadamqanayo walalaheey musliminta e kenya jooga, waxaan leeyahay ka digtoonaada arintaan,  
waxaan kaacodsanaya in aad fariintan lawadaagto dhamaan asxaabtaada si loogu  baraarugo ilaah ajar hakaa siiyee

waxaan ilaah kabaryaya in uu imaankeena adkeeyo, waxaan ilaah kabaryaya in nagu dilo anago islaam ah


Asalam Alaykum
Comment below !


Ahmed Jubba
wehlie.ahmed@gmail.com







Comments

  1. Bro, before i was blogger, which I used to use mainly as a freelance journalist...
    Here check out. Www.bisharmedia.blogspot.com

    ReplyDelete

Post a Comment

Popular posts from this blog

QATAR WAYN OO KU SOO WAJAHAN DHALINYARADEENA SOOMAALIYEED

Wax badan ka ogaaw Beelweeynta mudulood

Abwaan Qaanso, Tix Gabay ah