Erayadiii ugu macanaa oo Abwaan dhihi Laha

Alloow heey nakala dilin
Anoon doonta caanshaqa
Kugu barin dabaalooo
Maankaada daginooo
Deb ifaaya kuu shidin
Duniduu dalxiis tagin
Kuu daawan sida doog
Ku dul dhigin dareen culus
Oo daaawadaadaaa
Dumar taan ka doortaay

Waxa curiyey Abwaan Qaanso

           

Comments

Popular posts from this blog

SUALAHA RAMADANKA DHANKA WHATSAPP-KA

Abwaan Qaanso, Tix Gabay ah

TAQWADA IYO ALLE KA CABSIGA