Dowlada soomaliya o digniin adag u dirtay dad ay sheegtay in ay faafiyaan warar been abuur ah

Maxamed abuukar islaw oo ah Wasiirka amniga xukuumadda somaliya aya u digniin xoogan u diran dad kashaqeeya faafinta wararka been abuurka ah

Wasiirka ayaa si xoogan u sheegay in aysan marnaba aqbali doonin been laga faadiyo xukumada iyo hay'addaha amaanka

Sido kale Wasiirka warfaafinta Yariisow  aya sheegay in wasiirka aminiga kolaha hortooda kasheegay in si adag loola xisaabtami doono shaqsiyaadkas o caadeestay in ay aminiga qal qal galiyaan

Shirka maalinlaha ahaa e qabsoomay shalayto qamiis ah aya waxa lagu so bandhigay shaqsiyaad katirsan alshabaab o laga so qab qabtay degmada Afgooye e G.Shabeelada hooss

Fakirkaaga kadhiibo
Ahmed Jubba.

Comments

Popular posts from this blog

QATAR WAYN OO KU SOO WAJAHAN DHALINYARADEENA SOOMAALIYEED

Wax badan ka ogaaw Beelweeynta mudulood

Abwaan Qaanso, Tix Gabay ah