SIDEE QOF LOOLA TALIYA?


'' Amaantu qofki hogtaa, dhaliishu hankee dishaa, talana ruuxee hagaajisa", Q1aad

Qormadaan waxaan uga hadlidoona mowduuc aan u bixiyey wa maxay taladu, sideesa qof loola taliyaa,
qof bani aadamka ahi waxa u lanoolyahay bulsho, hanoqoto dad aad asxaab tihiin ama ha noqdeen dad aad ladhalato o qaraabo a tihiin ama dad ay shaqo idinka dhaxeeso ama aad wax labarato, qofka dad baa ku hareereesan, hadaad jeceshahay iyo hadaad neceb tahayba saameen bay kugu leeyihiin dadkaas si togan iyo si tabanba.
Hadaba, waxa layiraahda qofka wa ceceliska shanta qof u lasocdo, tusaale ahaan shanta qof aad lasocoto haday shan tuug yihiin adiguna aad dhowrsantahay, si kastaba aad u dhowrsantahay ugu yaraan hadaad muddo lasocoto haddi aad xitaa tuug noqon waydo waxa lagayaaba in aad astaamihi tuugta aad yeelato ilaa marki dambo ayago kale noqoneeso, wa caksi hadaad lasocoto qof wanaagsan waxa lagayaaba in u kusaameyo,


Si hadaba dadkaa a lasocoto ay noqdaan dad san, aad wax lawadaagi karto, ay u noqdaan dad aad wax u sheegi karto wa in aynu baranaa talada wa maxay taladu sideesa qof loola taliyaa,
Waxaa laga yaaba in aad aad isku weydiineso wataa intaa laqeelinayo, wadaadadu dadku waninayaan, abwaanadu dadku waninayaane dadku ayaga is waninayane maxaa looqaadan la,yahay wa maxay mushkilada jirta


Jimacaha dambe lasoco qeebta xigta
Ahmed Jubba


Comments

Popular posts from this blog

QATAR WAYN OO KU SOO WAJAHAN DHALINYARADEENA SOOMAALIYEED

Wax badan ka ogaaw Beelweeynta mudulood

Abwaan Qaanso, Tix Gabay ah