Macalinka sanadka

Richard Appiah Akoto waa 33 jir Ghanese ah oo dhiga cilmiga information and communication technology (ICT), waxuuna macalin ka yahay 6 sano Betenase M/A Junior High School oo ku yaala magaalada Sekyedomase waana meel 2 saac iyo bar u jirta waqooyga caasimada 2aad ee Ghana Kumasi, mar uu dhigaye microsoft word macalinkaan ayaan isticmaalin wax computer ah asigoo taas badalkeeda isticmaalay sawir ka tarjumaya microsoft word program uu ku sawiray sabuuradda adigoo aad moodo inuuba yahay wordkii caadiga ahaa, dadka badankooda ayaa aad ula yabeen markee shekadan arkeen, arinkaan ayaa qabsaday baraha bulshada waxaana aragtay shirkada microsoft idoo u balan qaaday macalinkaan inee computero badan u keeni doonan.

Macalinkii sanadka😯



Comments

Popular posts from this blog

QATAR WAYN OO KU SOO WAJAHAN DHALINYARADEENA SOOMAALIYEED

Wax badan ka ogaaw Beelweeynta mudulood

Abwaan Qaanso, Tix Gabay ah