Tima weeyne- Ahmed Jubba



Ragga oo timaha sii daaya waa dhaqan Soomaaliyeed - haddana waa calaamadda wadaniyiinta Soomaaliyeed. 2013 waxa ay aheed xiliga aan aniga timaha deestay runti waxa ay i aheed qibrad aan ku ogaaday sida ugu wanaagsan aad timaha u korin karto muddo fudud waxaana ka sameen doonta qormo goor dhaw insha'allah.
Sideen ku ahay timaha badan? Bal aan arko fakirkiina.
Go, cad baannu xirannaa
Gammuun baannu qorannaa
Gabooyaha la geliyaa
Golxab baannu tummannaa
Gaashaan baan yagleellaa
Kabo feygamuuraan
Gocandhada ka sidannaa
Geed baa la waabaa
Gogol baa la fidiyaa
Guurti lagu casuumaa
Gar kastoo adayg badan
Waaan talo gorfeeya

Comments

Popular posts from this blog

QATAR WAYN OO KU SOO WAJAHAN DHALINYARADEENA SOOMAALIYEED

Wax badan ka ogaaw Beelweeynta mudulood

Abwaan Qaanso, Tix Gabay ah