SUALAHA RAMADANKA DHANKA WHATSAPP-KA

Waxa jiri doona tartan ka duwan tar tamadii aad horay u arki jirtay!.

Waxan qaban doonaa tartan aan ku soo dhaweyneeno bisha qeerka e Ramadan. 
Waxaa habeen walba laso dhigi doona whatsapp ka suaal qofkii ugu hor  jawaba waa loo diiwaan galin doona waxana la abaal marin doona marku dhamado ramadaanka 2bada qofka ee ugu jawaabista badna.
> Laga yaabee in aad adiga kan 1aad noqoto<

Sualaha waxay iskugu jiri doonaan Sualo diine ah,maadi:- juqurafiyada, taarikhda, xisabaad, suugaanta iyo dhan walba o suaal ka imaan karta si ay ka qeeb galayaasha uga faaidestaan hadba meesha ay ku roonyihiin.

Ha u maleen ciyaar ciyaar waxa jiri doonta hadiyad qali ah o qeeb libaax leh ka qaadan doonta farxadaada maalmaha ciida.

Si aad uga qeeb qaadato waxad save garesata +252616060600 kadib u dir farintan dhanka whatsappka #Tartanka #Bisha #Ramadaan.

SHURUDAHA TARTANKA
1.WAQTIGA:sualaha waxa laso galin doona maqribka markii laga baxo  
2. Lama ogola in aad tirtito waxa aad soo qortay mar, sido kale laba jawab hal qof sooma diri karo.
3. Qofka uugu hor jawaba ayaa loo diiwan galin doona habeenkas.


Fadlan sii share garee faafi qeerka.
Waxaan kuu rajeeyna Guul!

#Ahmed jubba

Comments

Popular posts from this blog

QATAR WAYN OO KU SOO WAJAHAN DHALINYARADEENA SOOMAALIYEED

Wax badan ka ogaaw Beelweeynta mudulood

Abwaan Qaanso, Tix Gabay ah