Wax badan ka ogaaw Beelweeynta mudulood



Qeybaha Mudulood:-

1 maxamad mudulood( abdi sheikh)
2. Ciise mudulood ( ujeejen)
3. Dalandoole mudulood
4. Wacweetaan mudulood
5. Daaro mudilood 


Dalandoole waxa u u kala baxaa
1. Hilibi dalandoole
2. Cusmaan dalandoole (Abgaal Cusmaan, Moobleen Cusmaan, Wacdaan Cusmaan, Ilaawaay Cusmaan

Abagaal waxa u u kala baxaa 9 waxay kala yihiin
1. Harti abgal
2. Wacbudhan abgal
3. Warculus abgal( waceesle)
4. Deema culus abgaal
5. Damuumiye abgaal
6. Ceenato abgal
7. Deylacood abgaal
8. Atwaaq ( maxamud abgal)
9. Cabdullaahi( jurtub abgal)

Waceesysle waxa loo kala qaada 4 waaweeyn waxe kala yihiin
1.maxamad waceesle( harun)
2.jabrail wacesle
3. Saleeban wacesle
4. Cumar waceesle

Salmeebaan wacesle 
1.cabdiraxman saleban 
2. Cumar saleman

Cumar wuxuuu dhalay
1. Dhaga weyne cumar saleban
2. Oogale cumar saleban 
3.cabdale cumar saleban

 Cabdalal cumar :-
1. Absuge
2. Cali gaaf 
3 macalim dhiblawe



©️ Ahmed Jubba


#BeeshaMudulood #BeelahaMudulood #Mudullood #ShirkaMudullood #Abgaal #Mudulood #DalandooleMudulood #CiiseMudulood

Comments

Popular posts from this blog

QATAR WAYN OO KU SOO WAJAHAN DHALINYARADEENA SOOMAALIYEED

Abwaan Qaanso, Tix Gabay ah