Posts

SUALAHA RAMADANKA DHANKA WHATSAPP-KA

Image
Waxa jiri doona tartan ka duwan tar tamadii aad horay u arki jirtay!. Waxan qaban doonaa tartan aan ku soo dhaweyneeno bisha qeerka e Ramadan.  Waxaa habeen walba laso dhigi doona whatsapp ka suaal qofkii ugu hor  jawaba waa loo diiwaan galin doona waxana la abaal marin doona marku dhamado ramadaanka 2bada qofka ee ugu jawaabista badna. > Laga yaabee in aad adiga kan 1aad noqoto< Sualaha waxay iskugu jiri doonaan Sualo diine ah,maadi:- juqurafiyada, taarikhda, xisabaad, suugaanta iyo dhan walba o suaal ka imaan karta si ay ka qeeb galayaasha uga faaidestaan hadba meesha ay ku roonyihiin. Ha u maleen ciyaar ciyaar waxa jiri doonta hadiyad qali ah o qeeb libaax leh ka qaadan doonta farxadaada maalmaha ciida. Si aad uga qeeb qaadato waxad save garesata +252616060600 kadib u dir farintan dhanka whatsappka #Tartanka #Bisha #Ramadaan . SHURUDAHA TARTANKA 1.WAQTIGA:sualaha waxa laso galin doona maqribka markii laga baxo   2. Lama ogola i...

"Hadafkeeyga waan gaari doona uma joojin doono qadar rabi oo igu dhacday uma joojin doono hamigeeyga"

Image

"Waryaa Daljir see wax ku waddaa? Ma suuqaad naga saaraysaa?" Warbixin muhiim ah

Image
HALYEY - (Sheeko Gaaban) Markuu weriyihii la soo daahay daabicidda qaraxii dhacay ayaa waxaa soo wacay mulkiilaha wargeyskii uu u shaqeynayay oo xanaaqsan. "Waryaa Daljir see wax ku waddaa? Ma suuqaad naga saaraysaa?" ayuu lahaa mulkiilihii. Weriye Daljir: "Mudane maxaa dhacay?" Mulkiilihii: "Ma war duugoobay ayaad rabtaa inaad soo dhejisid? Websaatyada kale ayaa nooga hormaray warkii qaraxa." Weriye Daljir: "Mudane marka hore waxaan rabay inaan soo hubsado magaca askartii ku shahiidday qaraxa. Ka dibna aan qoro warka." Mulkiilihii oo qeylinayo: "Magac? Ma magaca askarta? Magacooda maxaa ku daba dhigay? Dheh 'Qaraxa waxaa ku dhintay askar.' Hadda soo dheji warka. Yaan mar dambe na looga hormarin wararka degdegga ah." Weriye Daljir: "Mudane laakiin waa hagrasho in aan soo qoro askar magaclaawayaal ah. Askarigu waa difaacii sharciga. Waa tiirkii nabadda. Waa halyeygii shacabka. Haddii cadawgu ...

Waxay kor uqaaday caagii(packet) caanaha

Image
Kursi kamida kuraasti qadada oo meel fog yaalay, bey so jiidatay, iyado culeeskiisa xamilistiisa u adkaysanaysa. waxay hor keensatay firiijka. Kursigii intey kortay beey albaabkii firiijka furatay. Halkii baaket(packet) oo caanaha ahaa oo reerka uyaaley ayey firiijka kala so baxday. Caanihi bey dhulka dhigatay, markaas-bey mar labaad kursigii durjisay oo xaga weelashu yaaleen u durjisay. Kursigii bey marlabaad kortay oo koob kuso qabsatay. wey so dagtay oo caanihi iyo koobki is ag dhigatay. In ay caagi caanuhu kujiraan furto baa waqti kuqaatay. Ugu danbays wey ku guulaysatay furitaankiisi Waxay kor uqaaday caagii(packet) caanaha, ayado isku dayeysa in ay ku aadiso koobka oo ay ku shubato. Dhibcihii u horeyay gees bey ka mareen koobkii oo dhulkey ku shubmeen. meysan rajo dhigine wey isku dayday iney ku aadiso koobka, lakiin wuu cuslaa caagu oo wuu buuxay weyna celin weysay. Meysan rajo dhigin ilaa in ay wax uun koobka ku dhacaan maogiye. Sidii ayeyna kusii shubtay caanihi. Waxaan ...

History of science and technology in Africa

Image
Africa has most record of human technological success  : the oldest stone tools in the world have been discovered Africa, and later evidence for tool production by our  hominin ancestors  has been found across  Sub-Saharan Africa . The  history of science  and technology in Africa since then has, however, received relatively little attention compared to other regions of the world, despite notable African developments in  mathematics ,  metallurgy ,  architecture , and other fields. In 1987 the third oldest canoe in the world and the oldest in Africa, the  Dufuna canoe , was discovered in  Nigeria  by Fulani herdsmen near the Yobe river and the village of Dufuna. It dates to approximately 8000 years ago, and was made from African mahogany.

Macalinka sanadka

Image
Richard Appiah Akoto waa 33 jir Ghanese ah oo dhiga cilmiga information and communication technology (ICT), waxuuna macalin ka yahay 6 sano Betenase M/A Junior High School oo ku yaala magaalada Sekyedomase waana meel 2 saac iyo bar u jirta waqooyga caasimada 2aad ee Ghana Kumasi, mar uu dhigaye microsoft word macalinkaan ayaan isticmaalin wax computer ah asigoo taas badalkeeda isticmaalay sawir ka tarjumaya microsoft word program uu ku sawiray sabuuradda adigoo aad moodo inuuba yahay wordkii caadiga ahaa, dadka badankooda ayaa aad ula yabeen markee shekadan arkeen, arinkaan ayaa qabsaday baraha bulshada waxaana aragtay shirkada microsoft idoo u balan qaaday macalinkaan inee computero badan u keeni doonan. Macalinkii sanadka😯

Adigu Ma istaqaan??.

Image
Qofkii aan aqoon  shalaydiisa,ma yaqaan maantadiisa  halka uu joogu, kaan maantadiisa aan aqoona ma yaqaan Berri halkuu u socdo. Haddii aad maanta Aragtay Somali wadamada reer galbeedka ka ah wadayaal gaadiid waaweyn (truck Drivers), ama kuwa Taxi-iile yaal ka ah yurub & Amerika, Hala yaabin iyaguba shalay ayeey halkaan ka ahaayeen wada yaal gaadiid. Halla yaabin Carabta  maanta dantu kuu geeysay, iyagaba shalay ayaa dantu kuu keentay. Bal maskaxdaada shiil oo isweeydii waxa kaa qarsoon. Bal ila fiiri dhacdooyinkaan xaqiiqda ah ee aan tusaalayaal yar kuugu soo koobay: 1-Ma xasuusataa Mr. Qulaan oo ahaa Taxiile Hindiya,  Mr.Yoogo iyo Mr.Daalacey  oo ahaayeen laba Taxiile oo  yamaniyiin ahaa  oo Xuriyada kadib Taxiile yaal ka ahaa Xamar. Sidoo kale ma xasuusataa Xuriyadda kadib  Taxiila yaal Talyaani iyo Itobian ahaa  oo Xamar shaqa u soo doontay . Halka maanta annaguna  aan taxiile yaal ka nahay wadamada reer galbeedka. ...