Tiknoolijiyada noqon karta mid wax ku ool ah oo ku haboon Soomaaliya. -AXMAD JUBBA
A niga waxaan xiiserya arimaha tiknoolajiyada waana maadada aan Jamacada ka darsayo haatan. waxaan aaminsanahay in Tiknoolijiyada wax weeyn kabadali karto noolaha dunida kunool qaabka ay u noolyihiin wax badana u sahli karta. Waxaan qormadaan uga hadli doona Tiknoolajiyad ku haboon wadankeena somaliya taas o kadhigi karta somaliya cusub o aan ula jeedo in si ween looga faaidesan doono wadankana dhaqaalo ahaan is badali doono wa haddi si wanaagsan loo maamulo. Ma aqaan wax badan oo ku saabsan cilmiga sayniska dhulka iyo dabeecadahiisa laakin waxaan xoogga saari doona dhanka tiknoolajiyada sida ay u suurta galin karto degaan iyo dhul cagaaran o bad qaba. Masar waa wadan iska ooman, waxaa ku hareereesan dhul saxaro ah sida saxaraha Galbeed, Bari iyo Nubiyaan . Waddankaan waxa so maray abaaro, daadad iyo macluul aad u daran laakiin masar waxay awood u heshay maareeynta biyaha Niil ayado adeegsaneysa biyo xireeno waween sida biya xireenka aswaan. 20ka sano e ugu dambeyeysay ma