Posts

Wax badan ka ogaaw Beelweeynta mudulood

Image
Qeybaha Mudulood: - 1 maxamad mudulood( abdi sheikh) 2. Ciise mudulood ( ujeejen) 3. Dalandoole mudulood 4. Wacweetaan mudulood 5. Daaro mudilood  Dalandoole waxa u u kala baxaa 1. Hilibi dalandoole 2. Cusmaan dalandoole (Abgaal Cusmaan, Moobleen Cusmaan, Wacdaan Cusmaan, Ilaawaay Cusmaan Abagaal waxa u u kala baxaa 9 waxay kala yihiin 1. Harti abgal 2. Wacbudhan abgal 3. Warculus abgal( waceesle) 4. Deema culus abgaal 5. Damuumiye abgaal 6. Ceenato abgal 7. Deylacood abgaal 8. Atwaaq ( maxamud abgal) 9. Cabdullaahi( jurtub abgal) Waceesysle waxa loo kala qaada 4 waaweeyn waxe kala yihiin 1.maxamad waceesle( harun) 2.jabrail wacesle 3. Saleeban wacesle 4. Cumar waceesle Salmeebaan wacesle  1.cabdiraxman saleban  2. Cumar saleman Cumar wuxuuu dhalay 1. Dhaga weyne cumar saleban 2. Oogale cumar saleban  3.cabdale cumar saleban  Cabdalal cumar :- 1. Absuge 2. Cali gaaf  3 macalim dhiblawe ©️ Ahmed Jubba #BeeshaMudulood #BeelahaMudulood #Mudullood #ShirkaMudullood #Abgaal #Mudulood #Daland

Kabtan SACIID MAXAMED DUCAALE XOOGSADE

Image
Kabtan SACIID  MAXAMED DUCAALE XOOGSADE Halyeeygii Xulka Qaranka Soomaaliya , laacibkii kooxdii Horseed  ciyaaryahankii ugu fiicnaa ee soomara taariikhda Kubadda Cagta Soomaaliya iyo midkamida ciyaryahanadii ugu fiicnaa ee Qaaradda Afrika allaahyarxam . April 2020  ayuu ku geeriyooday magaalada Cadan ee Dalka Yaman oo ah magaaladii uuku dhashay kana soobilaabay kubadda cagta. Wuxuu ku guuleestay ciyaaryahanka ugu fiican ee Afrika Wuxuu ahaa ciyaaryahanka kaliya ee 1mar xitaa hadduu banooniga lugta lahelo ay suurtagal tahay in uu gool noqdo , marka uu roob da’o garoonka dhiiqo noqdo wuxuu ahaa ciyaaryahanka kaliya labiskiisa uusan wasaqoobi jirin xirfad iyo farsamo meeshuu kagaaray dhulkaba ma dhici jirin. Wuxuu kale uu u ciyaari jiray Kooxda Xuseyni ee cadan , Aljazira Imaaraadka iyo Zamalik Masar .

Hanti Qaran oo lailoobay!.

Image
Guud ahaan dhalinyarada iyo gaar ahaan ardayda waxbarata waa rajada ugu xoogan ee dhisida iyo horumarinta qaran bur buray. Ardayga Somaaliga waa hanti qaran taasoo u baahan in aan maal gishano waxaana loo baahanyahay in aan dareensiino  in ay yihiin madaxda bari. Aan abaal marino marka ay  waxbarasha guul kasoo garaan. Marka ay aadayaan Goobaha waxbarasha aan siino waxyaano dhiiri galin kara. Haday qalad galaan ha garaacin ee dareensii qaladka ay galaan. Haddi aad aragto arday wadada maraya gacanta ka qabo oo caawi ilaa uu ka gudbo goobaha halista sida laamiyada oo kale. Arintaasna waxay saameyn toos ah ku yeelan kartaa qalbiga ardayga waxa uu kadhaxli doona maskax furan, karti hoggaamineed iyo in u wadankiisa wax u qaban karo. Ardayga haddu dareemo in ay bulshada dhaxdeeda qiimo kuleeyahay waxa uu noqon doon mid u furan waxbarashada, dhisida aragti cusub iyo mustaqbal fog waxana uu ardayga ogaan doona sida ugu wanaagsan ee loo wanaajiyo tayada nolosha mustaqbalka dalka Sawir qa

SIMAD DAY 2018

Image
بسم الله الرحمن الر حيم      الحمد لله و الصلا ة والسلا م علي رسو ل الله ، و بعد                     HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO          B ahweeynta SIMAD! Waxaan hambalyo kali iyo Laab ah u diriyaa dhamaan Bahweeynta SIMAD  oo u dabaal dagaya, 19 sano guuradii kasoo wareegatay markii Jaamacadda SIMAD dhidibada loo taagay oo ku beegan 6-Nov, Maalinta talaada ee nagusoo aadan. Maxay igaga dhigantahay Jaamacadda SIMAD? -------------------------------------- SIMAD markaan kusoo biiray ilaa hadda, maalin walba waxa ii kordhayey aqoon iyo wax cusub oo aanan horay u arkin, markii iigu horeesay ee aan Jamacadda SIMAD imaanayey waxaan lahaa hami iyo hiigsi oo ahaa in ay Jaamacadda SIMAD noqon doonto meel nolosheeyda kusoo kordhin doonta wax badan oo wanaagsan, khibrad iyo in aan la kulmo dad wanaagsan  Alxamdullilahi way ii suurta gashay mar walba oo aan albaabka galo kama soo baxo anigoon lasoo bixin fakir cusub, Cilmi cusub iyo khibrad nolosheeyda wax ka badasho. sidoo kale b

First International summit in Somalia #MTS2018

Image
My name is Ahmed Hassan Often people  call  me  Jubba. I'm a student (  Bachelor Degree in IT at SIMAD university), writer and youth activist. I would like to write an article about the international conference of MTS2018 held in Mogadishu  and what it meant to Somali nation and the people. Not too long ago Mogadishu hosted a major international conference for  technology and  entrepreneurship aimed to encourage start-ups working in Somalia.  The three-day event that began Tuesday was organised by iRISE Hub to showcase the work of thousands of  local companies Kudos to you guys.  The Mogadishu Tech Summit is annual gathering that come together  business community, donors, private sector, entrepreneurs and development organizations to make  innovation and technology to promote  a sustainable development as Somalia strives towards technologically stable. The summit brought  together Somali innovators, entrepreneurs, startups, investors and students  to showcase business

Jack Ma - Sheekada cajiibka ah ee aasaasaha Alibaba

Image
Dhamaanteen waxaanu nahay dad mar walba raadiya nolosha dhabta ah si ay u kiciyaan geeddi-socodka fikirkeena si aan u dareeno dhiiranaan joogta ah. Maalin kasta waxaan aragnaa dad badan oo oo nagu cusub, laakin qiimo badan naguma lahan waxaan jecelnahay in aan la hadalno dadka ay tahay in aan lahadalno si ay wax noola wadaagaan. Markaan caruurta ahayn sheekooyinka dhiiri galinta ah aad ayaan u jecleen waxaan ka heli jirnay kalsooni sheekooyinkaas. Daraasaduhu waxay sidoo kale ogaadeen in sheekooyinka cajiibka ah ay saameyn wanaagsan ku yeeshaan maskaxdeena, waxayna naga caawisaa inaan noqonno qof hami sare leh , deeqsinimo leh, iyo hagaajinta muuqaalkeena guud ee nolosha. Sidaa darteed  maanta, waxaan ka sheekeyn doonaa sheeko. Sheeko ku saabsan nolosha nin oo saameyn ku yeeshay dhaqaalaha dunida. Sheekada Jack waa mid  aan ka yareyn sheekadii odaygi qawaarka ahaa ee Robert (111 sano jir). Jack Ma Yun  oo dhashay 15 Oktoobar 1964 waa ganacsade Shiinees ah, maalgashade, iyo deeq-b

SUALAHA RAMADANKA DHANKA WHATSAPP-KA

Image
Waxa jiri doona tartan ka duwan tar tamadii aad horay u arki jirtay!. Waxan qaban doonaa tartan aan ku soo dhaweyneeno bisha qeerka e Ramadan.  Waxaa habeen walba laso dhigi doona whatsapp ka suaal qofkii ugu hor  jawaba waa loo diiwaan galin doona waxana la abaal marin doona marku dhamado ramadaanka 2bada qofka ee ugu jawaabista badna. > Laga yaabee in aad adiga kan 1aad noqoto< Sualaha waxay iskugu jiri doonaan Sualo diine ah,maadi:- juqurafiyada, taarikhda, xisabaad, suugaanta iyo dhan walba o suaal ka imaan karta si ay ka qeeb galayaasha uga faaidestaan hadba meesha ay ku roonyihiin. Ha u maleen ciyaar ciyaar waxa jiri doonta hadiyad qali ah o qeeb libaax leh ka qaadan doonta farxadaada maalmaha ciida. Si aad uga qeeb qaadato waxad save garesata +252616060600 kadib u dir farintan dhanka whatsappka #Tartanka #Bisha #Ramadaan . SHURUDAHA TARTANKA 1.WAQTIGA:sualaha waxa laso galin doona maqribka markii laga baxo   2. Lama ogola in aad tirtito waxa