Posts

SIMAD DAY 2018

Image
بسم الله الرحمن الر حيم      الحمد لله و الصلا ة والسلا م علي رسو ل الله ، و بعد                     HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO          B ahweeynta SIMAD! Waxaan hambalyo kali iyo Laab ah u diriyaa dhamaan Bahweeynta SIMAD  oo u dabaal dagaya, 19 sano guuradii kasoo wareegatay markii Jaamacadda SIMAD dhidibada loo taagay oo ku beegan 6-Nov, Maalinta talaada ee nagusoo aadan. Maxay igaga dhigantahay Jaamacadda SIMAD? -------------------------------------- SIMAD markaan kusoo biiray ilaa hadda, maalin walba waxa ii kordhayey aqoon iyo wax cusub oo aanan horay u arkin, markii iigu horeesay ee aan Jamacadda SIMAD imaanayey waxaan lahaa hami iyo hiigsi oo ahaa in ay Jaamacadda SIMAD noqon doonto meel nolosheeyda kusoo kordhin doonta wax badan oo wanaagsan, khibrad iyo in aan la kulmo dad wanaagsan  Alxamdullilahi way ii suurta gashay mar walba oo aan albaabka ga...

First International summit in Somalia #MTS2018

Image
My name is Ahmed Hassan Often people  call  me  Jubba. I'm a student (  Bachelor Degree in IT at SIMAD university), writer and youth activist. I would like to write an article about the international conference of MTS2018 held in Mogadishu  and what it meant to Somali nation and the people. Not too long ago Mogadishu hosted a major international conference for  technology and  entrepreneurship aimed to encourage start-ups working in Somalia.  The three-day event that began Tuesday was organised by iRISE Hub to showcase the work of thousands of  local companies Kudos to you guys.  The Mogadishu Tech Summit is annual gathering that come together  business community, donors, private sector, entrepreneurs and development organizations to make  innovation and technology to promote  a sustainable development as Somalia strives towards technologically stable. The summit brought  together Somali innovators, entr...

Jack Ma - Sheekada cajiibka ah ee aasaasaha Alibaba

Image
Dhamaanteen waxaanu nahay dad mar walba raadiya nolosha dhabta ah si ay u kiciyaan geeddi-socodka fikirkeena si aan u dareeno dhiiranaan joogta ah. Maalin kasta waxaan aragnaa dad badan oo oo nagu cusub, laakin qiimo badan naguma lahan waxaan jecelnahay in aan la hadalno dadka ay tahay in aan lahadalno si ay wax noola wadaagaan. Markaan caruurta ahayn sheekooyinka dhiiri galinta ah aad ayaan u jecleen waxaan ka heli jirnay kalsooni sheekooyinkaas. Daraasaduhu waxay sidoo kale ogaadeen in sheekooyinka cajiibka ah ay saameyn wanaagsan ku yeeshaan maskaxdeena, waxayna naga caawisaa inaan noqonno qof hami sare leh , deeqsinimo leh, iyo hagaajinta muuqaalkeena guud ee nolosha. Sidaa darteed  maanta, waxaan ka sheekeyn doonaa sheeko. Sheeko ku saabsan nolosha nin oo saameyn ku yeeshay dhaqaalaha dunida. Sheekada Jack waa mid  aan ka yareyn sheekadii odaygi qawaarka ahaa ee Robert (111 sano jir). Jack Ma Yun  oo dhashay 15 Oktoobar 1964 waa ganacsade Shiinees ah, maalgasha...

SUALAHA RAMADANKA DHANKA WHATSAPP-KA

Image
Waxa jiri doona tartan ka duwan tar tamadii aad horay u arki jirtay!. Waxan qaban doonaa tartan aan ku soo dhaweyneeno bisha qeerka e Ramadan.  Waxaa habeen walba laso dhigi doona whatsapp ka suaal qofkii ugu hor  jawaba waa loo diiwaan galin doona waxana la abaal marin doona marku dhamado ramadaanka 2bada qofka ee ugu jawaabista badna. > Laga yaabee in aad adiga kan 1aad noqoto< Sualaha waxay iskugu jiri doonaan Sualo diine ah,maadi:- juqurafiyada, taarikhda, xisabaad, suugaanta iyo dhan walba o suaal ka imaan karta si ay ka qeeb galayaasha uga faaidestaan hadba meesha ay ku roonyihiin. Ha u maleen ciyaar ciyaar waxa jiri doonta hadiyad qali ah o qeeb libaax leh ka qaadan doonta farxadaada maalmaha ciida. Si aad uga qeeb qaadato waxad save garesata +252616060600 kadib u dir farintan dhanka whatsappka #Tartanka #Bisha #Ramadaan . SHURUDAHA TARTANKA 1.WAQTIGA:sualaha waxa laso galin doona maqribka markii laga baxo   2. Lama ogola i...

"Hadafkeeyga waan gaari doona uma joojin doono qadar rabi oo igu dhacday uma joojin doono hamigeeyga"

Image

"Waryaa Daljir see wax ku waddaa? Ma suuqaad naga saaraysaa?" Warbixin muhiim ah

Image
HALYEY - (Sheeko Gaaban) Markuu weriyihii la soo daahay daabicidda qaraxii dhacay ayaa waxaa soo wacay mulkiilaha wargeyskii uu u shaqeynayay oo xanaaqsan. "Waryaa Daljir see wax ku waddaa? Ma suuqaad naga saaraysaa?" ayuu lahaa mulkiilihii. Weriye Daljir: "Mudane maxaa dhacay?" Mulkiilihii: "Ma war duugoobay ayaad rabtaa inaad soo dhejisid? Websaatyada kale ayaa nooga hormaray warkii qaraxa." Weriye Daljir: "Mudane marka hore waxaan rabay inaan soo hubsado magaca askartii ku shahiidday qaraxa. Ka dibna aan qoro warka." Mulkiilihii oo qeylinayo: "Magac? Ma magaca askarta? Magacooda maxaa ku daba dhigay? Dheh 'Qaraxa waxaa ku dhintay askar.' Hadda soo dheji warka. Yaan mar dambe na looga hormarin wararka degdegga ah." Weriye Daljir: "Mudane laakiin waa hagrasho in aan soo qoro askar magaclaawayaal ah. Askarigu waa difaacii sharciga. Waa tiirkii nabadda. Waa halyeygii shacabka. Haddii cadawgu ...

Waxay kor uqaaday caagii(packet) caanaha

Image
Kursi kamida kuraasti qadada oo meel fog yaalay, bey so jiidatay, iyado culeeskiisa xamilistiisa u adkaysanaysa. waxay hor keensatay firiijka. Kursigii intey kortay beey albaabkii firiijka furatay. Halkii baaket(packet) oo caanaha ahaa oo reerka uyaaley ayey firiijka kala so baxday. Caanihi bey dhulka dhigatay, markaas-bey mar labaad kursigii durjisay oo xaga weelashu yaaleen u durjisay. Kursigii bey marlabaad kortay oo koob kuso qabsatay. wey so dagtay oo caanihi iyo koobki is ag dhigatay. In ay caagi caanuhu kujiraan furto baa waqti kuqaatay. Ugu danbays wey ku guulaysatay furitaankiisi Waxay kor uqaaday caagii(packet) caanaha, ayado isku dayeysa in ay ku aadiso koobka oo ay ku shubato. Dhibcihii u horeyay gees bey ka mareen koobkii oo dhulkey ku shubmeen. meysan rajo dhigine wey isku dayday iney ku aadiso koobka, lakiin wuu cuslaa caagu oo wuu buuxay weyna celin weysay. Meysan rajo dhigin ilaa in ay wax uun koobka ku dhacaan maogiye. Sidii ayeyna kusii shubtay caanihi. Waxaan ...